Skip to main content

Title VI Somali

XAQUUQDAADDA SIDA UU QABO SHARCIGA TITLE VI: JINSIYAD, MIDAB AMA QAARUUN

Metropolitan Council waxa ay kaa balan qaadaysaa inaad hesho dhamaan barnaamijyadeedda,  adeegyadeeda iyo manfacyadeedda iyadoon la eegayn jinsiyad, midab, ama qaaruun.

Hadii aad aaminsan tahay in lagugu sameeeyey takoor, waxa aad ka xareysan kartaa ashtako Xafiiska Metropolitan Council’s ee La Yiraa (Metropolitan Council’s Office of Diversity and Equal Opportunity). Ashtakooyinka waxaa lagu soo xareysan karaa boostada 180 maalmood gudahood ka dib waqtiga la yiri falka takoorida ahi waa uu dhacay waxaana lagu soo hagaajin ciwaanka ah (Metropolitan Council Office of Diversity, 390 Robert Street, St. Paul, MN 55101) or by phone (612-349-7555).

Noo sheeg sida, goorta, goobta iyo sababta aad u aaminsan tahay in takoor lagugu sameeyey. Bixi magacaaga, ciwaankaaga iyo telefoonkaaga. Waa inaad saxiixdo taariikhdana ku qoro warqadaadda. Ama waxa aad ka heli kartaa habraaca iyo foomka ashtakooyinka sharciga (Title VI) shabakada.metrocouncil.org.

Hadii la codsado, qoraalkan waxaa loo diyaarin karaa dadka naafada ah isagoo qaabab kale ah.

Ka wac wixii akhbaar ama su’aalo ah khadka (Council) ee 651-602-1140 (TTY 651-291-0904).